Qaamuusle LogoQaamuusle

aqoonsi

Magac lab
1
Warqadda aqoonsi-ga: dokumenti rasmi ah oo ay ku yaalliin magac dhan,sawir iyo wixii kale oo caddaynaya qof sugiddiisa.
2
Warqadda citiraafka.
3
la midka ah (ld):
aqoonsasho