Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
aqo
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
Nafley cunto iyo biyo la'aan dartood u wax yeelloobid. ld caqo.
Is-rogga falkan
-qday, -qatay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: aqoo
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
2: aqood
Magac faleed dheddig
3: aqool
Magac lab
4: aqoolan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: aqoolid
Magac faleed dheddig
6: aqoolnaan
Magac faleed dheddig
7: aqoolnaansho
Magac lab ama dheddig
8: aqoolxumaan
Magac faleed dheddig