Qaamuusle LogoQaamuusle

aqoo

Fal gudbe, isrogrogga 3aad
Wax hore loo kasayey muddo dambe dib u garasho.
Tusaale
Hashi iga luntay ayaan geel ka aqooday
Is-rogga falkan

yaqaan, taqaan; yiqiin, tiqiin/aqooday, aqootay