Qaamuusle LogoQaamuusle

foodshareer

Magac lab
1
la midka ah (ld):
foodsaar 1 (3)
2
Timaha foodda oo inta salxanyaha soo dhaafa wejiga yareeya oo foolxumeeya; wejiga qaarkiisa kore oo aan dadku badanaa timo ku lahayn, timo ka baxa.
Wadarta Magacan

-rro, m.dh