lafaggur
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
lafaggur1
Magac lab1
Bixinta meel jabtay lafaha laga bixiyo.
2
Ka baaraandegga arrin iwm lagu sameeyo. ld lafaggurid.
lafaggur2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Meel lafi ka jabtay burbur ka bixin.
2
Timir, hilib iwm lafo ka gurid.
3
Arrin ka baaraandeggid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay