Qaamuusle LogoQaamuusle

laf

Magac dheddig
1
Mid ka mid ah qalfoofta nafleyda.
2
Bur yar.
3
Qolo; jilib.
4
Qaybta adag ee ku dhex jirta miraha.
5
L.tayda (- taada, -tiisa iwm): eray sii adkaynaya qofka laga hadlay oo sheegaya in qofku qofkaas yahay ee aan cid kale la sheegayn; qofka naftiisa.
Wadarta Magacan

-fo, m.l