foodsaar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
foodsaar1
Magac lab1
Raar aqalka miyiga wejiga hore laga saaro.
2
Gabbaad.
3
la midka ah (ld):
foodshareer
Maro haweenku wejiga saartaan
4
la midka ah (ld):
foodsaarid
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
foodsaar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax kafool kafool uga hor tegid.
2
Meel ku gabbasho.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay