dhuxun
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhuxun1
Magac labDhagax gaar ah oo badanaa guduudan oo xanaf leh oo mindiyaha iwm lagu afeeyo; lisin.
dhuxun2
Magac dheddig1
Biyo ceel ama wax kale oo leh dhadhan xaraar.
2
Dhul dibir iyo dhano ah.
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay