Qaamuusle LogoQaamuusle

dhud

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhud1
Magac dheddig
1
Daliigo miiqan ama soohan, oo inta laysku jebsho, xargaha laga sameeyo, middood.
2
Summan ama xargo qalab ka koobanyahay middood.
3
Maro shan mitir ah.
4
Jirrid dhuuban.
Wadarta Magacan

-do, m.l

dhud2
Magac dheddigFiisikis
Fallaadho ileys oo u socda si urursan. Waxa ay ka koobnaan kartaa saxaro (sida, dhud elektaroon) ama kaahin birlab danabeed (sida, hud raadar).