milan (Magac lab) — Macnaha iyo Qeexitaanka | Qaamuusle
Macnaha Ereyga
milan
ee Qaamuuska Af-Soomaaliga
50 jeer ayaa la eegay
4 Qaab ayuu ereygan leeyahay
Ereygan wuxuu leeyahay 4 Qaab iyo macneyaal kala duwan.
milan1
Magac lab
milan2
Magac lab
Kiimika
Hoor ka unkamay laba ama dhawr nooc ama walxood kuwaas oo isugu dhex baahay si heer molikuyuuleed ah. Haddaba, milanku waa isku kaan buuxa. Xubinta hadba badan ee milan waxa la yiraa mile, badanaaba waa hoor saafi ah xubinta yarna waxa la yiraa milme (neef, hoor ama adke).