milaalan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
milaalan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax mug leh oo wax kale laga buuxshay noqosho.
Is-rogga falkan
-lmay, -lantay; -lmi
milaalan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadKa m.: wax mug leh oo wax kale laga buuxshay ahaansho.
Is-rogga falkan
-lnaa, -lnayd