Qaamuusle LogoQaamuusle

dheelallow

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dheelallow1
Magac lab
la midka ah (ld):
dheelallaabo
dheelallow2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Qof hurdo ka kacay isagoo weli baraarugin dhaqdhaqaaq iyo hadal sameyn. ld dheerallow².
Is-rogga falkan

-laabay,-lowday; -laabi