dhebi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhebi1
Magac labGeed leh laamo toostoosan, caleemo balballaaran laga goosto udbaha, dhigaha iwm oo ka baxa qararka dooxyada.
Wadarta Magacan
dhebi, m.dh
dhebi2
Magac dheddigla midka ah (ld):
dhibi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhebi, m.dh