Qaamuusle LogoQaamuusle

arxan

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

arxan1
Magac lab ama dheddig
la midka ah (ld):
arax (1)
arxan2
Magac lab
1
Waxtar weyn oo cid dhibaateysan loo geysto.
2
Dad xigtanimo ka dhexeysa; ehel.
arxan3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
U a.: cid dhibaateysan waxtar weyn u gelid.
Is-rogga falkan

-amay, -antay; -ami