Qaamuusle LogoQaamuusle

arax

Magac dheddig
1
Xiriirta lafdhabarta qaybteeda sare oo ay feeraha is-haystaan.
2
Xubin hilib ah oo ka kooban dhowr ricirood iyo cadkooda.
3
Sac, saddex da'ood ama ka badan dhalay.
Wadarta Magacan

-raxyo /-rxaan, m.l