Qaamuusle LogoQaamuusle

qaramada Midoobay

Magac dheddigTaariikh
Urur la sameeyey dagaalkii II ee adduunka kaddib, oo ay xubin ka yihiin waddamada adduunka oo dhan, loona dhisay iskaashiga iyo wax- wada-qabsiga Caalamiga.