Qaamuusle LogoQaamuusle

qar

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qar1
Magac lab
1
Buur dheer oo dhagax ah; cal.
2
Meesha u korreysa oo ku dhammaado (weel); af.
3
Gow (bohol, ceel, webi); daan.
Wadarta Magacan

-rar, m.l

qar2
Magac labJuqraafi
Dhadhaab leh weji ay tiradiisu ku dhawdahay qonton, ha ahaato meel berri ah amase bad.
Wadarta Magacan

-rar, m.l