fooxaalli
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
fooxaalli1
Magac lab1
Geesinnimo been ah oo la muujiyo.
2
Cagajuglayn been ah oo la muujiyo.
fooxaalli2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aad1
Geesinnimo been ah muujin.
2
Cagajuglayn been ah muujin.
Is-rogga falkan
-iyay, -iday/isay; -iyi