Qaamuusle LogoQaamuusle

qubbad shiileed

Magac dheddigJooloji
Gobol dhadhaabo shiileed ah oo ka samaysma magma dhulka kor u soo gashay oo badanaa ka kooban dhadhaabta garanaytka.
Wadarta Magacan

-dyo, m.dh