(-do, m.l) Dhismo kubbad nuskeeda sare u eg oo laga dul dhiso masaajiddada, kaniisadaha, qabuuraha iyo guryaha qaarkood.
2
Badda inteda xeebta ka fog. ld qubbo.
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Qubbad-da)
1. Dhis qaabab badan leh oo badanaa u eg kubbad la kala baray barkeed ganboon, oo masaajiddada iyo kiniisadaha iyo xabaalaha iyo guryaga qaarkoodba laga kor dhiso.