Qaamuusle LogoQaamuusle

dhunkaal

Magac dheddig
1
Geed-nugeyl gaaban, cad, oo caleemo balballaaran oo xooluhu jecelyihiin leh, oo xabagtiisu sun tahay.
2
Xabagta dhunkaasha ee sunta ah.