araasi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
araasi1
Magac labOrod iyo ci' uu sameeyo sac dhalay marka uu u soo socdo dhashiisa. ld insaarax¹.
araasi2
Fal magudbe, isrogrogga 2aadSac markaa dhalay meeshi uu dhashiisa ku ogaa aadid isagoo orod iyo ci' sameynaya. ld insaarax².
Is-rogga falkan
-iyay, -isay