Qaamuusle LogoQaamuusle

qaraf

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qaraf1
Magac lab
Kabriid; tarraq.
Wadarta Magacan

-fyo, m.dh

qaraf2
Magac lab ama dheddig urur
Qori xalleefsan oo ciidda digada xoolaha iwm lagu guro; digaxaar.
qaraf3
Magac dheddig
Weel qori ka samaysan oo kaadida geela iyo goggobada lagu qamiiriyo marka xoolaha la dhayayo.
Wadarta Magacan

-rfo, m.dh