Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
qanjaaful
Magac lab ama dheddig
1
Ciddida inteeda dheer oo ka baxda qoobka 670 labaraaflaha iyo gammaanka.
2
Alaabta lagu dhaqmo marka ay duug noqoto. ld qajaaful.
Wadarta Magacan
-lo, m.l/dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: qan
Magac lab
2: qanaan
Magac lab
3: qanaani
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
4: qanaanin
Magac faleed dheddig
5: qanaat
Magac lab
6: qanabee
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
7: qanabeyn
Magac faleed dheddig
8: qanabo
Magac dheddig