dhaari
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhaari1
Magac lab ama dheddigErey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo tilmaama “qof wax khabiir ku ah”, sida: fardadh.: fardafuulyahan.
dhaari2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aadNaas caanihii laga idlaystay nuugid.
Is-rogga falkan
-ryay, -riday/-risay; -ryi
dhaari3
Fal gudbe, isrogrogga 2aadQof dhaar marin.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay