dhaab
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhaab1
Magac dheddig1
Qori, bir iwm oo dhul xoog ugu mudan si uu u xajiyo dhismo iwm.
2
Daloolada xanjada ka sameysan ee shinnidu malabka ku keydsato; kabar.
Wadarta Magacan
-bab, m.l
dhaab2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadQof, bir, iwm dhulka xoog ugu mudid si uu u xajiyo dhismo iwm.
Is-rogga falkan
-bay, -btay