Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
dhaabad
Magac dheddig
1
Ballan.
2
Tix yar oo maanso iwm dhextaal u ah.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: dhaab
Magac dheddig
2: dhaabadee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
3: dhaabadeyn
Magac faleed dheddig
4: dhaabadeys
Magac lab
5: dhaabadeysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
6: dhaabadeysnaan
Magac faleed dheddig
7: dhaabadeysnaansho
Magac lab ama dheddig
8: dhaabalo
Magac dheddig