dhoqor
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhoqor1
Magac lab ama dheddigMeesha godan ee biyuhu isugu soo ururaan marka roobku da'o ee beertii ka baxda qurunto.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
dhoqor2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadQare, bocor, iwm god yar u yeelid.
Is-rogga falkan
-rtay, -ratay