Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
dhogor
Magac dheddig
1
Timaha xoolaha ugaarta, dugaagga iwm dushooda ka baxa.
2
Dh. ah: Tiro go'an oo xoolo nool ah.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: dhogof
Magac lab ama dheddig
2: dhogofsasho
Magac faleed dheddig
3: dhogofsi
Magac lab
4: dhogofso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
5: dhogordhacsad
Magac lab
6: dhogordhacsasho
Magac faleed dheddig
7: dhogordhacsi
Magac lab
8: dhogordhacso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad