Qaamuusle LogoQaamuusle

qanaan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qanaan1
Magac lab
Q. ah: nafley madax-adag oo aan la hoggaamin karin.
qanaan2
Magac dheddig
Dabada gammaanka iyo lo'da.