aruur
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
aruur1
Magac labCaano a. ah: caano yar oo dhigaal ah oo hadba in lagu daro si ay u bataan.
aruur2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax kala firirsan meel isugu tegid. ld urur³, uruur.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ray, -rtay