Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
aruuri
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Wax kala firirsan meel isugu geyn.
2
Ku a.: wax, wax kale ee ugu geli karo ku libdhin. ld ururi, uruuri.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: aruundi
Magac lab
2: aruur
Magac lab
3: aruurid
Magac faleed dheddig
4: aruurin
Magac faleed dheddig
5: aruuris
Magac dheddig
6: aruursan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
7: aruursanaan
Magac faleed dheddig
8: aruursanaansho
Magac lab ama dheddig