Qaamuusle LogoQaamuusle

asaas

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

asaas1
Magac lab
1
Bilowga wax la samaynayo ama la dhisayo; sal.
2
Marka dhagaxa, ama bulkeetiga, iyo wixi la mid ah dhulka lagu aaso si ay u xajiyaan ama u taageeraan dhismaha derbiga.
3
Wax walxaha taageera ama xejiya ama mid ay ku aasaasmeen.
Wadarta Magacan

-syo, m.dh

asaas2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax cusub oo la sameynayo bilaabid. ld aasaas².
Is-rogga falkan

-say, -stay