gąsariir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gąsariir1
Magac lab1
Abaar daran.
2
Turriinsho la'aan; naxdiin la'aan. ld geseriir¹.
gąsariir2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax abaar darani heshay ahaansho.
2
Wax aan raxmad lahayn noqosho. ld geseriir².
Is-rogga falkan
-ray, -rtay