Qaamuusle LogoQaamuusle

nabar

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

nabar1
Magac lab
1
Dillaac haragga ama jidhka gaadha dhaawac ku dhacay awgeed; qoon.
2
Raad uu qofka ku reebo dhaawac bogsaday.
3
Kol; mar.
4
Ooddin; aydin; qabatin.
Wadarta Magacan

-bro, m.l/-rro, m.dh

nabar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Cid jug, dhaawaq iwm. gaarsiin.
Is-rogga falkan

-bray, -bartay; -bri