Qaamuusle LogoQaamuusle

riir

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

riir1
Magac lab
1
Googo' laga jaro weel, maro si afkeedu u sinnaado.
2
Cayil ay keento dhalid la'aantu.
riir2
Magac dheddig
la midka ah (ld):
riiq²
riir3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Weel, maro iwm afkooda wax ka jarjarid si uu u sinnaado.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay