riigbax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
riigbax1
Magac lab1
R. ah: weel gaaray waqtigii uu hooraha lagu shubo ceshan lahaa.
2
la midka ah (ld):
riigbixid
riigbax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWeel waqtigii uu hooraha lagu shubo ceshan lahaa gaarid.
Is-rogga falkan
-xay, -xday; -bixi