kar
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kar1
Magac lab1
Aburka kulaylka biyaha iyo wixii la mid ah soo saaraan.
2
(-rar, m.l) Cad wax lagu karo.
kar2
Magac dheddig1
Gabal yar oo harag, xaashi adag iwm. oo wax lagu karo.
2
Madax nirgood oo la cucubay oo hal lagu maalo.
Wadarta Magacan
-ro, m.l
kar3
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Wax sameyntooda awood u yeelasho.
2
(f.g) Meel dillaacsan wax ku dul tolid.
3
(f.mg) Hoore burid.
4
(f.mg) Wax muggooda kordhin.
5
(f.mg) Moos iwm bislaansho.
6
(f.mg) Middi af yeelasho.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay