Qaamuusle LogoQaamuusle

riiq

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

riiq1
Magac lab
1
Iligga intiisa cirridka ku dhex-jirta.
2
Birta faaska inteeda dhuuban ee daabka la dhex-geliyo.
Wadarta Magacan

-qyo, m.dh

riiq2
Magac dheddig
Adkeysiga loo yeesho orodka muddo dheer. ld riir².
riiq3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Badar cajiimid.
2
Dhuxul budlin si khad looga dhigo.
Is-rogga falkan

-qay, -qday