Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
nabaaddiinee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Nabaaddiino akhriyid.
2
Cid macasalaameyn.
Is-rogga falkan
-neeyay, -neysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: nab
Magac lab
2: nabaad
Magac lab
3: nabaaddiinaxir
Magac lab
4: nabaaddiinaxirid
Magac faleed dheddig
5: nabaaddiineyn
Magac faleed dheddig
6: nabaaddiineysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
7: nabaaddiineysnaan
Magac faleed dheddig
8: nabaaddiineysnaansho
Magac lab ama dheddig