Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
nabaaddiineysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax nabad qaba ahaansho.
2
Wax la xirsi xiray ahaansho.
Is-rogga falkan
-naa, -nayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: nab
Magac lab
2: nabaad
Magac lab
3: nabaaddiinaxir
Magac lab
4: nabaaddiinaxirid
Magac faleed dheddig
5: nabaaddiinee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
6: nabaaddiineyn
Magac faleed dheddig
7: nabaaddiineysnaan
Magac faleed dheddig
8: nabaaddiineysnaansho
Magac lab ama dheddig