Qaamuusle LogoQaamuusle

isle'eg

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

isle'eg1
Magac dheddigXisaab
Weedh sheegaysa isle'ekaanshaha laba tibaax xisabeed, taas oo, labada tibaxood la isugu xiro astaanta isle'ekaanshaha (=), sida y = 3x, (x + y)2 = x2 + 2xy + y2.
Wadarta Magacan

-gyo, m.dh

isle'eg2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Isku jin ahaansho.
Is-rogga falkan

-ekaa, -ekayd