islaan
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
islaan1
Magac lab1
Diinta nebi maxamed loo soo dhiibay oo muslimiintu haystaan.
2
I. ah: qof diinta nebi Maxamed rumeysan.
3
(-nno/-aammo, m.dh) Qof madaxnimo beeleed loo doortay.
4
Nin da'weyn.
islaan2
Magac dheddigQof dumar ah oo da' weyn.
Wadarta Magacan
-aamo, m.l
islaan3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadMuslim noqosho.
Is-rogga falkan
-aamay, -aantay; -aami