Qaamuusle LogoQaamuusle

mulki

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

mulki1
Magac lab
1
Maal aad u badan.
2
Hantida qof leeyahay. ld milki¹.
mulki2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Hanti la wareegid. ld milki².
Is-rogga falkan

-iyay, iday/-isay