Qaamuusle LogoQaamuusle

nab

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

nab1
Magac lab
la midka ah (ld):
nabyo
nab2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Cid fal ama hadal aanay samayn ama dhihin ku sheegid; masabidid.
2
Is n.: wax hurda iska dhigid.
3
Ku n.: wax meel ku dhejin.
4
Ciid, timo iwm dhejin.
5
la midka ah (ld):
naab³
Is-rogga falkan

-bay, -btay