naab
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
naab1
Magac labla midka ah (ld):
naabid
naab2
Magac dheddigDaawoQolof qallalan oo fuusha bishimaha qofka marka uu harraado ama uu bukoodo; jiil.
naab3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax fur ku adkeyn.
2
Ku n.: wax la kor saaray wax kale ku dhejin.
Is-rogga falkan
-bay, -btay