dheel
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dheel1
Magac labQabowga habeenkii soo dhaca oo wata sayax.
dheel2
Magac dheddigCayaar. ld dhayl¹ (2).
Wadarta Magacan
-lo, ml.
dheel3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Ciyaarid.
2
Wax qabow habeenkii ku dhacay dartii la qoyid.
Is-rogga falkan
-eelay, -eeshay