Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
ayoon togan
Magac lab
Kiimika
Ayoon saldanab togan oo ka dhashay atammo ama molikuyuullo laga xayuubiyey elektaroonno. Marka danabsoociddu dhacayso, ayoon-toganayaasha waxa jiita qotinka taban.
Wadarta Magacan
-nno ..., m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: ayo
Erey weyddimeed
2: ayodhiin
Magac lab
3: ayoon
Magac dheddig
4: ayoon-taban
Magac lab
5: ayoonisfeer
Magac lab