Qaamuusle LogoQaamuusle

ayoon taban

Magac labKiimika
Ayoon saldanab taban leh, oo sameysma marka atamyada ama molikiyuulada lagu daro elektaroonno. Marka danabsoocidda la sameynaayo, ayoonada taban waxa jiita qotinka togan.
Wadarta Magacan

-nno ..., m.dh