Qaamuusle LogoQaamuusle

hammi

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

hammi1
Magac lab
1
Murugo iyo walaac ka dhasha arrin murugsan.
2
Niyad, laab. ld qammi.
hammi2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aad
1
Murugo iyo walaac la kulmid.
2
Ku h.: wax had iyo jeer ku fekerid.
Is-rogga falkan

-iyay, -iday/isay; -iyi